Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
karatey
Magac lab
Hab loo dagaallamo oo aan wax hub ah la isticmaalin, oo lugaha, gacmaha iwm la adeegsado.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kar
Magac lab
2: karaab
Magac dheddig urur
3: karaahiyo
Magac dheddig khabar
4: karaamayn
Magac faleed dheddig
5: karaamaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: karaamaysnaan
Magac faleed dheddig
7: karaamaysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: karaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad