karbaash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
karbaash1
Magac lab1
Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal.
2
Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
Wadarta Magacan
-shyo, m.dh
karbaash2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax jeedal la dhicid.
Is-rogga falkan
-shay, -shtay