musuqmaasuq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
musuqmaasuq1
Magac labKhayaamo, eex, iyo mardadabaan cidi ku dhaqanto.
musuqmaasuq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKhayaano, eex iyo mardadabaan cid kula dhaqmid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-qay, -qday