igar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
igar1
Magac labNeef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
igar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadSac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay