Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaqaanni
Magac lab khabar
Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xaq
Magac lab
2: xaq-codbixinta
Magac dheddig
3: xaqaggaro
Magac dheddig
4: xaqdarro
Magac dheddig
5: xaqdhawr
Magac lab
6: xaqdhawrid
Magac faleed dheddig
7: xaqiiji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: xaqiijin
Magac faleed dheddig