cagajiid
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
cagajiid1
Magac lab1
Socod aayar ah oo wahsi ku jiro.
2
C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray.
3
la midka ah (ld):
cagajiidid
ld ciddijiid¹
cagajiid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid².
Is-rogga falkan
-day, -dday