bulxan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bulxan1
Magac labCod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
bulxan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami