bul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bul1
Magac lab1
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
2
Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
bul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
Is-rogga falkan
bulay, bushay