Qaamuusle LogoQaamuusle

bulaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bulaan1
Magac lab
1
Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan.
2
la midka ah (ld):
bulaamid
bulaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami