nabad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nabad1
Magac dheddig1
Waxyeello iyo colaad la'aan.
2
Caafimaad iyo ladnaan.
nabad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLa n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
Is-rogga falkan
-bday, -badday; -bdi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bday, -badday; -bdi