Qaamuusle LogoQaamuusle

abtiyow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abtiyow1
Magac lab
Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo.
Tusaale
Naas abtiyow ayaa u soo baxay
abtiyow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.
Is-rogga falkan

-obay, -owday