Qaamuusle LogoQaamuusle

afceli

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Ka a.: cid cid kale oo aaney af garanayn uga turjumid.
2
Qof xurmad kaa mudan si uusan jaclaysan ugu warcelin; afnaq.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay