Qaamuusle LogoQaamuusle

algoordan

Magac labXisaab
Urur qaanuunno ah oo hagaag u qeexan, loona adeegsado furfirista mas'alad iyada oo la qaadayo tallaabooyin tiradoodu koobantahay.
Wadarta Magacan

-amo, m.dh