Qaamuusle LogoQaamuusle

anhaydaraydh

Magac labKiimika
Iskudhiska sameysma marka biyo laga saaro mid kale. Ogsaydho bir-ma-ahayaal ah oo badan ayaa ah asiidho anhaydaraydh ah: tusaale ahaan CO waa anhaydaraydhka H CO ; SO waa anhaydaraydhka H SO.
Wadarta Magacan

-dhyo, m.dh