bannee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin.
2
Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.
3
Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid.
4
Wax samayntooda oggolaan (sharci).
Is-rogga falkan
-neeyay, -naysay
-neeyay, -naysay