Qaamuusle LogoQaamuusle

beekhaanso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax tashiilasho.
2
Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay