beer
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beer1
Magac lab1
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
2
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
beer2
Magac dheddigDhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
beer3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Dhul miro ku abuurid.
2
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay