beytimmaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beytimmaal1
Magac lab1
B. ah: hanti baylah ah.
2
Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.
beytimmaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay