Qaamuusle LogoQaamuusle

big

Magac dheddig
1
Sharrax, bilid, naqash, qurxin.
2
(sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig.
3
B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.