Qaamuusle LogoQaamuusle

bǫod

Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
2
Sac kudid (dibi).
3
Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo.
4
Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid.
Is-rogga falkan

-day, -dday