Qaamuusle LogoQaamuusle

buuxso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho.
2
Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay