Qaamuusle LogoQaamuusle

caabid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caabid1
Magac lab
C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud¹.
Wadarta Magacan

-diin/-dyo, m.dh

caabid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud².
Is-rogga falkan

-day, -dday