Qaamuusle LogoQaamuusle

caabuq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caabuq1
Magac lab
1
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas.
2
C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹.
caabuq2
Magac labDaawo
Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
caabuq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel dhaawac ah hurgumid.
2
Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.
Is-rogga falkan

-qay, -qday