Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Caloo-sha)
1. Xubin iskujoogga cunnadu marto kamid ah; waxay u eg tahay kolay yar waxayna ku jirtaa uurka, kolka bogga la dhaafo; hawsheedu waa inay cunnada inta dhacaammo kala gaar ah oo ay leedahay ku darto, jilciso oo xiidmaha u gudbiso; kubo.