Qaamuusle LogoQaamuusle

daadguree

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Waxbadan meel si degdeg ah uga qaadid.
2
Wax iyadoo meel kale la geynayo halis kabadbaadin.
Is-rogga falkan

-reeyay, -raysay