Qaamuusle LogoQaamuusle

daadxoor

Magac lab ama dheddig
1
Xumbo saaruq wadata ooka samaysanta xawliga biyaha, siiba daadadka.
2
Saaruqda daadadka ka harta.