daaji
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay.
Tusaale
“Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”
2
(f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay