daar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daar1
Magac lab1
Xabad.
2
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
3
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta.
4
Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
daar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm).
2
Taabasho; maagid; daandaansi.
3
Qof dilid; qof rayd.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay