dacal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dacal1
Magac labDaraf, dhinac, cirif.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dacal2
Magac dheddigSummad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-llo, m.dh
-lo, m.l