deji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid.
2
Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm).
3
Qof kacsan xasilin.
4
Nafley meel degaan uga dhigid.
5
Sharci, xeer, iwm samayn.
6
Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid.
7
Xisaabo wadartooda isugey
Is-rogga falkan
-iyay, -isay