Qaamuusle LogoQaamuusle

deridhacyee

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid.
2
Qof dan la'aan u wareegid.
Is-rogga falkan

-yeeyay, -yaysay