dųg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dųg1
Magac dheddigDelebka oo inta la rido aan wax dhibic ah lagu helin (cayaarta delebka).
dųg2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin.
2
(f.mg) Foorarsasho.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay