didib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
didib1
Magac lab ama dheddig1
Dhul dibir ah.
2
Ciid budo cad ah ama dhagax xaraarta ka samaysmay.
didib2
Magac labKiimikaDhagax badanaaba ku jira macdanta kaarboneyt, gaar ahaanna kaarbooneytyada kaalsiyam iyo magniisiyam.