di'in
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
di'in1
Magac faleed dheddigdiin2
Magac labNooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld dįindiin.
Wadarta Magacan
-nan, m.l
diin3
Magac lab ama dheddig1
Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa oo ay aaminsantahay in ay wax yeeli karto, waxna u tari karto.
2
Qawaaniin Eebbe u soo dejiyey dadka dunida ku nool si ay waxa wanaagsan u falaan, waxa xunna uga reebtoomaan.
3
Quraan.
Wadarta Magacan
-iimo, m.l
diin4
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaadan waayid.
2
Ku d.: wax araggooda waayid.
Is-rogga falkan
-iimay, -iintay; -iimi