Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ducee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
Eebbe khayr ka dalbid.
Is-rogga falkan
-ceeyay, -ceysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ducaqabe
Magac lab
2: ducasho
Magac dheddig
3: duceyn
Magac faleed dheddig
4: duceysad
Magac lab
5: duceysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: duceysasho
Magac faleed dheddig
7: duceysi
Magac lab
8: duceysnaan
Magac faleed dheddig