Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
eerso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Dhibaato dhacday cid u aanayn.
Tusaale
“Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: eeraan
Magac lab
2: eeraarin
Magac lab
3: eerg
Magac lab
4: eeri
Magac lab
5: eeridhaban
Magac lab urur
6: eeriggo'an
Magac lab ama dheddig
7: eersad
Magac lab
8: eersasho
Magac faleed dheddig