fataal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fataal1
Magac labNin aan wax tashiilan.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
fataal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKu f.: hanti ku ciyaarid.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-llo, m.dh
-alay, -ashay