Qaamuusle LogoQaamuusle

fiito

Magac dheddig
1
Ubax aan weli dillacin o isku duuban.
2
Caws cosob ah oo aan la daaqin.
3
Dhaawac biskoon waayey.
4
Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.