foori
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
foori1
Magac dheddigDhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
foori2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadBushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
Is-rogga falkan
-ryay, -iday/isay; -ryi