Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fuji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel ku dheggan rujin.
2
Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fujaan
Magac lab
2: fujaas
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
3: fujaasid
Magac dheddig
4: fujin
Magac faleed dheddig
5: fujisasho
Magac dheddig
6: fujiso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: fujo
Magac dheddig