Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
furdaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid sixir ka daaweyn.
2
Arrin iwm xal u raadin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fur
Magac lab
2: furaad
Magac dheddig
3: furaadsad
Magac lab
4: furaadsasho
Magac faleed dheddig
5: furaadsi
Magac lab
6: furaadso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: furaash
Magac lab
8: furaley
Magac dheddig