Meel xeeb ku taal oo loogu talagalay in ay doonyaha, maraakiibta iwm ku xirtaan.
2
Meel loogu talagalay in alaabada ganacsiga oo dal imaanaysa ama ka baxaysa lagu canshuuro. ld furdad.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Furda-da)
Meesha alaabta ganacsiga ah oo magaalada ama dalka ka baxaysaa ay marto oo lagu canshuuro, tii soo geleysaana sidoo kale u soo marto oo lagu canshuuro, siiba kuwa magaalooyinka badda ku yaal; (ama furdad).