Qaamuusle LogoQaamuusle

furfur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

furfur1
Magac lab khabar
F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.
furfur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin.
2
Arrin xalkeeda fududayn.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay