Qaamuusle LogoQaamuusle

furun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

furun1
Magac lab
1
Rooti.
2
Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.
furun2
Magac dheddig
1
Maro ay raggu kor ka qaataan.
2
Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².