fuulin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fuulin1
Magac faleed dheddigeeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.
fuulin2
Magac labMuruqa bawdada ragga.
Wadarta Magacan
-immo, m.dh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-immo, m.dh