Qaamuusle LogoQaamuusle

gaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaad1
Magac dheddig
1
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
2
Ul gaaban oo xooggan.
gaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
Is-rogga falkan

-day, -dday