gamuux
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gamuux1
Magac lab khabarG. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun¹.
gamuux2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun².
Is-rogga falkan
-xay, -xday