Qaamuusle LogoQaamuusle

geesarriyood

Magac lab ama dheddig
Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaad.