Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
haar
Magac dheddig
1
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
2
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
3
Taag, buur gaaban.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ha'ahaatee
Xiriiriye
2: haa
Qurub
3: haabad
Magac lab
4: haabasho
Magac faleed dheddig
5: haabo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: haaco
Magac lab
7: haacoonimo
Magac dheddig
8: haad
Magac dheddig