Qaamuusle LogoQaamuusle

haasaawee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid sheeko maaweelo leh u sheegid.
2
Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
Is-rogga falkan

-weeyay, -waysay